HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Faysal Cumar Madar “Faysal Qumuj” Oo kamid ah xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa shaciyay in uu usharaxan yahay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga oo la filayo in dhawaan lagu doorta shirka golaha dhexe ee xisbiga oo 20bishan ka qabsoomo magaalada burco
Siyaasi faysal ayaa faah faahin ka bixiyay damaciisa iyo fursada uu uyahay dhalinyarada somaliland ee ku jira asxaabta siyaasada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;