WAJAALE NEWS

Siyaasi Cali Dhagoole Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Iyo Nuxurka Eedo Culus Oo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali dhagoole oo kamid ahaa xisbi xaakimka kulmiye islamarkaana xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa shaaciyay I uu iska casilay xisbiga kulmiye isagoo sheegay in madaxwaynuhu beeshiisa udiidan yahay in ay utartamaan gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga

Sidoo kale siyaasi cali dhagoole ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu qabiil jeclaysi iyo qabiil necbaysi dalka ku maamulo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version