WAJAALE NEWS

Siyaasi Abgaal oo Sheegay Inay Dalka Ka Jirto Cadaalad Daro Xoogani

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu si adag uga hadley xaalada dalka isagoo dhaliilay habka Madaxweyne Muuse Biixi u soo dhisay Xukuumadiisa oo uu tilmaamay inay ka muuqato cadaalad daro.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version