WAJAALE NEWS

“Horta Gudidaasi Meel Ay Kasoo Gasho, Arinta Asxaabta Ma Jirto, Waxaanan U Arkaa Uun Wax Loo Yeedhiyay” Gudoomiye Faysal.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka horyimid  hadal kazoo yeedhay gudida diwaangalinta ururada oo maanta warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegay in laga bilaabo 26bishan oo dhamaaday mudadii liisanka xisbiyada qaranku islamarkaana hada wixii kadanbeeyay ay lasiman yihiin ururada cusub

Gudoomiye faysal ayaa warka kazoo baxay gudida diwaangalinta ku tilmaamay mid sharci daro islamarkaana uu usoo dhiibay madaxwayne biixi oo uu ku eedeeyay in uu duminayo Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version