HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa maanta ka dooday xaalada cadaaladeed ee garsoorka dalka iyo dhibaatada bulshada ka haysata maxkamadaha
Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa ka dayriyay maxkamadaha somaliland oo ay sheegen in aanay dacwaduhu ka dhamaan islmarkaana xukunada ay soo saartaan aanay fulin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;