WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Eedo Culus Ujeediyay Maxkamadaha Dalka, Soona Bandhigay Cadaalad Darada Ka jirta+Jawaabta G, Saleeban.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida jsl ayaa  fadhigii  maanta ee golaha kaga dooday qaabka ay ushaqeeyaan haayadaha garsoorka somaliland iyo cadaalad darada iyo tacadi shacabku kala kulmaan maxkamadaha iyagoo mudanayaashu soo bandhigay kiisas ay hore gole ahaan gudi ugu saareen oo mudo 20sano kabadan wali ka socda maxkamadaha somaliland

Sidoo kale xildhibaanada golaha ayaa soo jeediyay I waxka badal lagu sameeyo garsoorayaasha maxkamada sare lana kordhiyo xubnaha ay ka kooban yihiin.

Dhanka kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa soo jeediyay in xeer ilaalinta iyo baadhayaasha saldhigyada loo sameeyo kor uqaadid aqooneed,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version