HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdi cali xirsi oo kamid ah Mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay dhawaaqa kasoo yeedhay komishanka doorashooyin ee ay ku cayimeen wakhtiga ay qabsoomayaan doorashada ururada iyo ta madaxwaynuhu
Sidoo kale xildhibaan cabdi cali ayaa hogaanka xisbiga waddani ugu baaqay in ay aqbalaan go,aanka komishanka madaamada ay yihiin xisbiga ugu awooda badan somaliland
Dhanka kale xildhibaan cabdi cali ayaa sheegay in aanay reer gabiley dib utaageeray xisbi xaakimka kulmiye oo ay ku khasaareen doorashadiisa,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;