WAJAALE NEWS

Siyaasi Faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti.

Nairobi (W.N)- Siyaasi Faarax Macallin Oo  Hore  usoo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo uu sheegay in uu kazoo horjeedo somaliya oo dawlad cagaheeda isku taagta noqota

Sidoo kale, Siyaasi Faarax Macallin ayaa nasiib daro weyn uu ku tilmaamay in Madaxweyne Geelle uu Jabuuti u ka dhiga mid   qoyskiisu Xukumo

Siyaasi Faarax Macalin ayaa sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay Tuwetarka

HALKAGAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version