WAJAALE NEWS

Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Gaadhi Nooca Dab Damiska Ah Ku Wareejiyay Maamulka Degmada Maydh!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland ayaa gaadhi booyad ah nooca dab damiska ku wareejiyay maamulka degmada maydh ee gobolka sanaag

Waxaana gaadhi kala wareegay taliyaha ciidanka dab damiska somaliland.

Exit mobile version