WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Somaliland Oo Safar Ugu Amba Baxay Magaalada Burco

Hargaysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhawayd safar ugu amba Baxay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer.

 

 

Wafti uu hogaaminayo madaxwaynahu ayaan wali la cadayn sababta ay safarkan ugu baxayaan magaalada burco,balse Wararka Aanu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in kulamo magaalada burco kula yeelan doono Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh.

Wixii War Ah Ee Ka Soo Baxa Kala Soco Wajaalenews

Exit mobile version