HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed Khaliif oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay halka uu marayo dhagaysiga eedaha loo hayso suxufiyad bushaaro Baanday oo mudo ku xidhan hargaysa
Sidoo kale xildhibaan axmedkhaliif ayaa sheegay in Bushaaro Baanday aanay uxidhnayn sharciga iyo Adeer wasiir Maxamed kaahin toona balse ay uxidhan tahay wiilka uu dhalay madaxwaynaha jsl Ee Maxamed Muuse Biixi isagoo ka waramay dood dhexmartay isaga iyo xildhibaan siciid cudhay iyo maxamed muuse biixi uu ugu Goodiyay in aan xataa wasiirka arimaha guduhu siidayn Karin wariye bushaaro baanday, islamarkaana ay isaga uxidhan tahay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;