|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Arkayay Dad Badan Oo Leh, Bushaaro Baanday Adeerkeed Maxamed Kaahin Ayay Uxidhan Tahay, Waxaan Leeyahay Waar Uma Xidhan, Ee Maxamed Muuse Biixi Ayay Uxidhan Tahay”Xil. Axmed-khaliif.
July 30, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed Khaliif oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay halka uu marayo dhagaysiga eedaha loo hayso suxufiyad bushaaro Baanday oo mudo ku xidhan hargaysa Sidoo kale xildhibaan axmedkhaliif ayaa sheegay in Bushaaro Baanday aanay uxidhnayn sharciga iyo Adeer wasiir Maxamed kaahin toona balse ay uxidhan tahay wiilka uu dhalay madaxwaynaha jsl Ee Maxamed Muuse Biixi isagoo ka waramay dood dhexmartay isaga iyo xildhibaan siciid cudhay iyo maxamed muuse biixi uu ugu Goodiyay in aan xataa wasiirka arimaha guduhu siidayn Karin wariye bushaaro baanday, islamarkaana ay isaga uxidhan tahay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Xukuumada Oo Shaaca Ka Qaaday In ay Mudo 30 Sano ah Ka Kiraysay Dekeda Berbera Shirkada Dubai ... DAAWO; Xukuummada Somaliland oo Golaha Wakiilada Hor-geysay Heshiiskii Dekada Berbera iyo jawigii ku... DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Furitaanka Mashaariic laga Hir Galiyey Madaarka Cigaal. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|