WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Shaqaalaha Ku Yeeshay Dagaalka Laascanood.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada somaliland khaalid jaamac qodax ayaa ka hadlay saamaynta uu dagaalka laascanood ku yeeshay dhaqaalihii dalka iyo shaqaalaha dawlada

Sidoo kale gudoomiyaha haayada shaqaalaha ayaa ka hadlay talaabada laga qaadayo shaqaalaha dawlada ee dagaalka laascanood saameeyay iyo kuwa taagerayba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/UB9KHz1Xb48

Exit mobile version