WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo kormeer Kusoo Maray Taliska koowaad Ee Ciidamada Ee Gobolka Saaxil.

BERBERA(W,N)-Taliyaha gud ee ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland gen hure haariye ayaa kormeer kusoo maray taliska koowaad ee ciidanka ilalada xeebaha ee gobolka saaxil.

Sidoo kale taliyaha ayaa ka warbixiyay ujeedada kormeerkiisa iyo waxyaabaha uu kusoo arkay talisyada ciidanka ilaalada xeebaha.

Exit mobile version