Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo kormeer Kusoo Maray Taliska koowaad Ee Ciidamada Ee Gobolka Saaxil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo kormeer Kusoo Maray Taliska koowaad Ee Ciidamada Ee Gobolka Saaxil.
June 6, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Taliyaha gud ee ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland gen hure haariye ayaa kormeer kusoo maray taliska koowaad ee ciidanka ilalada xeebaha ee gobolka saaxil.

Sidoo kale taliyaha ayaa ka warbixiyay ujeedada kormeerkiisa iyo waxyaabaha uu kusoo arkay talisyada ciidanka ilaalada xeebaha.

COMMENTS
LINKS