HARGAYSA(W,N)-Raage garaad Cabdiqani Garaad Cali ayaa maanta munaasibad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo loogu qabtay caasimada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro,xildhibaano katirsan labada gole madaxdhaqameed iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Raage garaad Cabdiqani ayaa k ahadlay sobobta uu Somaliland uyimid xiligan isagoo sheegay in uu doonayo in uu dadaal nabadeed ka galo colaada ka taagan gobolka sool iyo khilaafka udhexeeya Somaliland garaadada gobolka sool isagoo ku baaqay in la qaato nabada layskugu yimaado miiska wada hadalka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;