HARGAYSA(W,N)-Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa saaka waxaa sirasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare fasalada afraad iyo dugsiga dhexe ee fasalka 8aad.
Sidoo kale masuuliyiinta xafiiska imtixaanaadka, wasaarada waxbarashada iyo maamulka gobolada ayaa daahfuray bilowda imtixaanka shahaadiga ee ardayda Somaliland ee sanadkan ufadhiistay imtixaanaadka.