HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mustafe khayreye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacdayw ariye bushaaro baaday iyo xaalada caafimaad oo uu xabsiga ugu tahay
Sidoo kale xildhibaan mustafe ayaa sheegay in bushaaro uxidhan tahay warbixintii ay ka diyaarisay sida madaxwayne biixi khayraadkii dalka qoyskiisa ugu koobay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;