Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa waxa uu maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Ganacsiga iyo Agaasimihii hore.
Munaasibadan xil wareejinta oo ka qabsoontay xarunta Wasaarada Ganacsiga ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirada Wasaaradaha Gaashaandhiga, Biyaha, Xildhibaano, Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada iyo Shaqaale waynaha Wasaarada Ganacsiga.
WARIYE: XAMSE JIRDE
WAJAALENEWS.NET
HARGEYSA OFFICE