WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kasoo Horjeestay Dacwad Ay Xukuumada Ka Gudbisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka sare ee xisbiga mucaaridka ee wadani oo kala gudoomiya xisbiga iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa qoraalo uu midka dhinaciisa kasoo saaray kaga horyimid dacwad xafiiska xeer ilaalinta maxkamada sare uga gudbiyay gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif taasi oo ay ku tilmaameen mid sharciga baalmarsan islamarkaana sii kala kaxaynaysa shacabka somaliland iyadoo horeba ay xaaladi uga taagnayd gobolka sool

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

Exit mobile version