WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Booqday Mashaariic Laga Hirgalinayo Deegaanka Dhagax Buur.

DHAGAX BUUR(W,N)- Wafti uu Hogaaminayo madaxwaynaha dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa galabta safar komeer ah ku tagay magaalada dhagax buur ee gobolka jarar.

Madaxwayne mustafe cagjar ayaa booqday mashaariic halkaasi laga wado iyo dhul maamulka magaalada dhagax buur siiyeen qaarkamid ah hogaamiyayaashii ururka onlf.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/WLtRTqhupCw

Exit mobile version