Hargeysa (W,N) – Ururka Himilo Action Group oo ah urur samafal oo ay ku bahoobeen qurba-joog iyo qolqol joog reer Somaliland ayaa deeq lacageed gaadhsiisay carruur danyar ah oo la tabaalaysan xanuun naadir ah oo haleelay.
Deeqdani Himilo oo dhamayd $1947, waxay noqonaysaa tii 2-aad ee ururkani gaadhsiiyo qoyska carruurtani ka xanuunsanayaan in ka yar laba bilood gudahood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka