WAJAALE NEWS

FALANQAYN:-Muxuu Sharcigu Ka Qabaa Furista Ururo Cusub?Garyaqaan Maxamuud Cabdiraxmaan.

HARGAYSA(W,N)- Dhawaan ayay ahayd markii madaxwaynaha Somaliland ku dhawaaqay in  uu furayo ururada siyaasada Somaliland wakhti aan la gaadhin mudadii loo mudeeyay xisbiyada qaranku mudo xileedkooda

Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa si adag uga horyimid hadalka kasoo yeedhay madaxwaynaha ee furista ururada

Garyqaan maxamuud cabdiraxmaan ayaa falan qayn sharci ku sameeyay waxa uu sharciga Somaliland uyaalaa ka qabo in ururada la furo mudo aanay gaadhin mudo xileedkii xisbiyada qaranka

HALKAN KA DAAWO FALANQAYNTA SHARCI EE FURISTA URURADA IYO WAXA UU KA QABO XEER NO14;

https://youtu.be/PvBOF5w2Qos

Exit mobile version