WAJAALE NEWS

Dab Ka Kacay Qaybo Kamid Ah Suuqa Gobonimo Iyo Taliye Sawaaxili Oo Faah Faahin ka Bixiyay!

HARGAYSA(W,N)-Dab ka kacay suuqa ganacsi ee gobonimo ee magaalada hargaysa ayaa waxaa gurmad ka galay ciidamada dab damiska jsl kuwaasi oo ku guulaystay in ay xakameeyaan dabkii.

Taliyaha cidanka dab damiska taliye sawaaxili ayaa fah faahin ka bixiyay dabkan iyo sida wax udhaceen,

Exit mobile version