WAJAALE NEWS

“Dadbaa Waxay Yidhaahdaan Xasan Deheeye Waa Nin Basaas U ah Farmaajo, Oo Boorama Ujooga, Horena Waxa Laygu..”Sheikh Xasan Deheeye.

BOORAMA(W,N)-Sheekh Xasan Daheeye oo kamid ah culimada magaalada boorama ee jamhuuriyada Somaliland ayaa wuxuu si indho la,aan ah taageero iyo amaan ugu dul dhacay madaxwaynaha somaliya farmaajo oo xiligan ay si wayn uga soo horjeedaan shacabka iyo siyaasiyiinta somaliya xili uu tahli kari waayay in uu qabto doorasho lagu wada kalsoon yahan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKH XASAN DEHEEYE;

Exit mobile version