Dab Ka Kacay Qaybo Kamid Ah Suuqa Gobonimo Iyo Taliye Sawaaxili Oo Faah Faahin ka Bixiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Ka Kacay Qaybo Kamid Ah Suuqa Gobonimo Iyo Taliye Sawaaxili Oo Faah Faahin ka Bixiyay!
June 2, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dab ka kacay suuqa ganacsi ee gobonimo ee magaalada hargaysa ayaa waxaa gurmad ka galay ciidamada dab damiska jsl kuwaasi oo ku guulaystay in ay xakameeyaan dabkii.

Taliyaha cidanka dab damiska taliye sawaaxili ayaa fah faahin ka bixiyay dabkan iyo sida wax udhaceen,

COMMENTS
LINKS