WAJAALE NEWS

DAAWO;-Caaqil Cabdicasiis Caaqil Bakeyr Caaqil Wayrax Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Caaqil cabdicasiis caaqil bakeyr caaqil Wayrax ayaa maanta lagu caleemo saaray kaasi oo ay kazoo qaybgaleen munaasibada caleemo saarkiisa ,cuqaal,waxgarad iyo aqoonyahanka beesha samater cabdale ee uu caaqilka uyahay.

Dhanka kale waxaa xusid mudan in caaqilka cusub ee cabdicasiis uu aabihii ku wareejiyay xilka caaqilnimo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/SsQYWzRwhWQ

 

Exit mobile version