Borama (WJN)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah golaha Wasiirada oo maanta gaadhay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa soo kormeeray waxyaabihii ka hirgalay 2017-kii ilaa 2018-kii mashruuca maamul daadajinta ee GPLG ee magaalada Booramaa laga fuliyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka