WAJAALE NEWS

Dalka Jordan Waxa Ka Socda Mudoharado Lagaga Soo Horjeedo Xadiga Cashuurta Dalkaasi Oo La Kordhiyay.

jordanHargeisa(WJN):-Mucaaradka Jordan ayaa ka soo horjeeda tallaabooyinka ay xukuumadu canshuurta iyo miisaaniyadda ay ku kordhisay – mudaharaadyada ugu weyn ayaa maalintii sadexaad iskugu soo baxay wadooyinka magaaladda.
Bilayska ayaa riday gaasta ilmada ka dib intii aanay xanibin waddooyinka caasimadda waxan ay bilaysu ka hor istageen inay galaan ama ka hor mudo haradaan xafiiska golaha.
Dibad-baxayaasha ayaa sheegaya in biilka cusub ee canshuuraha ay taageerayaan Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) uu waxyeeleyn doono kuwa saboolka ah iyo kuwa dhexe.

King Abdullah ayaa ku baaqay in laga wada xaajoodo dhinac kasta.

Dhowr kun oo mudaaharaadayaal ah oo ku dhawaaqay sida ay uga xunyihiin kordhinta cashuurta waxayna xukuumadda ugu baaqay Boqor Cabdullaahi inuu shaqada ka eryo Ra’iisul Wasaaraha Hani Mulk
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habbane

Exit mobile version