|
|||||
WAJAALE NEWS
Dalka Jordan Waxa Ka Socda Mudoharado Lagaga Soo Horjeedo Xadiga Cashuurta Dalkaasi Oo La Kordhiyay.
June 3, 2018 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):-Mucaaradka Jordan ayaa ka soo horjeeda tallaabooyinka ay xukuumadu canshuurta iyo miisaaniyadda ay ku kordhisay – mudaharaadyada ugu weyn ayaa maalintii sadexaad iskugu soo baxay wadooyinka magaaladda. King Abdullah ayaa ku baaqay in laga wada xaajoodo dhinac kasta. Dhowr kun oo mudaaharaadayaal ah oo ku dhawaaqay sida ay uga xunyihiin kordhinta cashuurta waxayna xukuumadda ugu baaqay Boqor Cabdullaahi inuu shaqada ka eryo Ra’iisul Wasaaraha Hani Mulk Related posts:Garyaqaano Sharci Daro Ku Tilmaamay Dacwad Wasiirka Warfaafintu Ka Gudbiyay Telefiishanada Saab iyo ... Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Sagootiyey Ardadydii Sanadkan ka Qalin Jabisay Kuliyada Sharciga ee Jaa... DAAWO; Cali Khaliif Iyo Mawqifka Uu ka Taagan Yahay Jiritaanka Somaliland +Muxuuse ka Yidhi "SNM ta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|