Tog Wajaale (W,N)- Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa si wayn looga dareemayaa qaban qaabada Xuska 18MAY ee Qaranimada Somaliland, Waxaana Sidoo kale qaban qaabada Xuska ka warbixiyay Gudoomiye Ku-xigeenka Degmada Wajaale Mursal Nuux Cismaan ahna Gudoomiyaha gudida qaban qaabada Xuska 18MAY.