Magaalada Tog Wajaale Oo Si Wayn Looga Dareemayo Qaban-qaabada Xuska 18MAY Iyo Maamulka Degmada Oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Tog Wajaale Oo Si Wayn Looga Dareemayo Qaban-qaabada Xuska 18MAY Iyo Maamulka Degmada Oo Ka Hadlay
May 12, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N)- Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa si wayn looga dareemayaa qaban qaabada Xuska 18MAY ee Qaranimada Somaliland, Waxaana Sidoo kale  qaban qaabada Xuska ka warbixiyay Gudoomiye Ku-xigeenka Degmada Wajaale Mursal Nuux Cismaan ahna Gudoomiyaha gudida qaban qaabada Xuska 18MAY.

COMMENTS
LINKS