WAJAALE NEWS

Cali Xaamud Jibriil Oo Si Adag Uga Biyo Diiday Qorshe Uu Ula Yimid Gudomiyaha Guurtidu Iyo Waxa Uu Daarnaa!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somaloiland cali xaamud jibriil oo hada utartamaya gudoomiyaha golaha ee uu baneeyay cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay hadal kaga yimid gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan gaal oo uu sheegay in uu ku yidhi kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada ha utartami

Gudoomiye cali xaamud ayaa hadal gudoomiye aleeban si adag uga biyo diiday isagoo sheegay in afka laysku galiyay beelaha darifyada Somaliland

Dhanka kale gudoomiye cali xaamud ayaa ku baaqay in cida doonaysa in dalka lawada yeesho in ay ka kacaan kuraasida ugu miisaanka culus ee ay ku fadhiyaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version