“Idinka Reer Gabileyoow Kacaanka Oo Qudhihi Idinmuu Dilay Ee Abtiyaashiin Ayaa Hubka Layskugu Kiin Dhiibay”Gudoomiye Faysal.
“Sidii Halkan Wajaale Aynu Uga Bilownay Halgankii Afraad Ayaynu Halganka Somaliland Uga Bilaabaynaa”Faysal cali waraabe.
TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali Waraabe oo ka qaybgalay munaasibad lagu shaaciyay laba Musharax oo lagu qabtay magaalada tog wajaale ee gobolka Gabiley ayaa ka hadlay arimo door ah iyo musharixiinta xisbiga Ka Sharaxan Ee kasoo jeeda gobolka gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;