WAJAALE NEWS

Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Magaalada Hargeysa Oo Joojiyay Isticmaalka Shilinka Somaliland

Hargaysa (W,N) – Qaar ka mid ah Ganacssatada Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in ay joojiyeen ku iibsiga Adeega Zaad-ka ee Lacagaha Shilinka Somaliland iyagoo sheegay in ay ku jaah wareereen islamarkaana ay waayeen meelo ay kala baxaan lacagta ay doonayaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/H8c7ekJaIyU

Exit mobile version