WAJAALE NEWS

Wasaarada IsgaadhsiintaIyo Technolajiyada Jsl Oo Daahfurtay Shirwaynaha ICTga Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa maanta magaalada hargaysa ka daahfurtayshirwaynaha Somaliland ICT Confrance oo ay sanadkiiba hal mar qabato.

Shirwaynaha ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiirka wasaarada isgaadhiinta wasiiro kale madaxda shirkadaha isgaadhiinta iyo haayado tiro badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version