HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar xasan maydhane oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada gobolka iyo dhacdooyinkii udanbeeyay ee ka dhacay
Sidoo kale xildhibaan mukhtaar maydhane ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay hadal dhawaan ay magaalada boorama kaga hanjabeen qaarkamid ah wasiirada deegaanka oo iyagu dhaar ku maray in la kala adkaan doono
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;