|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mukhtaar Maydhane Oo Ka Hadlay Xaalada Boorama Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Hadalo Deelqaaf ku ah Reer Awdal Ee Kasoo Yeedhay Wasiirada Deegaanka!
May 14, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar xasan maydhane oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada gobolka iyo dhacdooyinkii udanbeeyay ee ka dhacay Sidoo kale xildhibaan mukhtaar maydhane ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay hadal dhawaan ay magaalada boorama kaga hanjabeen qaarkamid ah wasiirada deegaanka oo iyagu dhaar ku maray in la kala adkaan doono HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAW;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Xarunta Dhaqanka Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Dadk... Maxkamad Go’aan ka soo saartay Dacwad Musuq-maasuq oo loo haystay Shirkad Laaluus ku bixisay Qandara... Taariikh Nololeedka Alle Ha,Unaxariistee Marxuum Suldaan Ibraahim Samater Oo Maanta Lagu Aasay Maga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|