WAJAALE NEWS

Qaadashada Kaadhka Codbixinta Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Bilaabmatay Gobolka Awdal.

BOORAMA(W,N)-Qaadasha kaadhka codbixinta ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmatay guud ahaan gobolka awdal kuwaasi oo ay safaf ugaleen qaadashada kaadhka shacabka ku dhaqan gobolka awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version