Qaadashada Kaadhka Codbixinta Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Bilaabmatay Gobolka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaadashada Kaadhka Codbixinta Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Bilaabmatay Gobolka Awdal.
May 31, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Qaadasha kaadhka codbixinta ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmatay guud ahaan gobolka awdal kuwaasi oo ay safaf ugaleen qaadashada kaadhka shacabka ku dhaqan gobolka awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS