BOORAMA(W,N)-Madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay saraal lagu diley magaalada lowyo cado oo dadwayne ka gadoodsani banana baxyo ka dhigeen boorama iyo dila
Sidoo kale waxgaradka reer awdal ayaa xukuumada ugu baaqay in lays raaciyo sarkaal iyo Askariga diley
Dhanka kale madaxdhaqameedka reer awdal ayaa sheegay in dadka doonayo in gobolka rabshado ka dhacaan yihiin dad qurba joog ah oo neceb horumarka dadkooga.