WAJAALE NEWS

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Ehelada Laba DhalinyaroOoo Ku Geeriyooday Bada Berbera

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga Kulmiye cabdinaasir buuni ayaa dhambaal tacsi ah uidray qoysaskii iyo qaraabaa ay ka baxeen alle ha,unaxariistee laba dhalinyaro ah oo reer gabiley oo galabta ku geeriyooday bada berbra oo liqday.

Exit mobile version