WAJAALE NEWS

Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Kulan Uqabatay Shirkadaha Ku Midoobay Xadhiga Internetka Ee Fiber Optic.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada Somaliland cabdiraxmaan saylci ayaa ka qaybgalay munaasibad ay wasaarada isgaadhsiinta iy technolajiyada Somaliland uqabatay sedexda shirkadood eek u heshiiyay wada lahaanshaha xadhiga internetka ee bada hoos mara Fiber Opticga kaasi oo kala qaateen saami siman shirkadaha SOMCABLE, TELESOM IYO DAHABSHIIL.

Kulankan yaa waxa hadalo mahadnaq iyo bogaadin iskugu jira ka jeediyay madaxwayne kuxigeenka Somaliland wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo xubno kamid ah shirkadaha isgaadhsiinta ee munaasibada loo qabtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version