Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Ehelada Laba DhalinyaroOoo Ku Geeriyooday Bada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Ehelada Laba DhalinyaroOoo Ku Geeriyooday Bada Berbera
May 6, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga Kulmiye cabdinaasir buuni ayaa dhambaal tacsi ah uidray qoysaskii iyo qaraabaa ay ka baxeen alle ha,unaxariistee laba dhalinyaro ah oo reer gabiley oo galabta ku geeriyooday bada berbra oo liqday.

COMMENTS
LINKS