WAJAALE NEWS

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Itoobiya Ufadhiya Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra  oo uu wehelinayo  u qaybsamaha difaaca (Military attache)

Arimaha Amniga iyo Ganacsiga ayay sheegeen inay ka wada hadleen.

Exit mobile version