WAJAALE NEWS

Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Ka Hadlay Qaraxii Ka Dhacay Buuhoodle, Fariina U Diray Mamulka Puntland

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” ayaa waxa uu si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Garoowe iyo Masuuliyiin kale oo ay sheegeen in ay Somaliland ka danbaysay qaraxii ka dhacay Buuhoodle.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wasiirka Hawlaha Guud  JSL Oo ka Hadlay Qaraxii Ka Dhacay Buuhoodle Fariina U Diray Mamulka Puntland

Exit mobile version