WAJAALE NEWS

Wasaarada Ciyaaraha Somaliland iyo Ururka SESC oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Dalka Norway

Hargeysa (WJN) – Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland iyo Ururka Somaliland Education Sports Center oo fadhigiisu yahay dalka Norway ayaa waxa ay heshiis rasmi ah ku kala saxeexdeen magaalada Oslo ee dalka Norway.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

 

https://youtu.be/xtfhenXVUP8

Exit mobile version