WAJAALE NEWS

Wasiir Boos Mire Oo Xukuumada Ka Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyay Hogaanka Xisbiyada Mucaaridku!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaaraha ciyaaraha somliland boos mire maxamed ayaa xukuumada ka difaacay eedo ay usoo jeediyay gudoomiyaha xisbiyada mucaaridku ee Wadani iyo Ucid

Sidoo kale bos mire ayaa dhaleecay ujeediyay madaxda asxaabta oo uu beel ahaan ugu jawaabayay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version