WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Oo Markale Marwo Edna Aadan Umagacaabay Ergayga Gaarka Ah Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi cabdi ayaa markale marwo Edna aadan ismaaciil umagacaabay ergayga Somaliland uqaabilsan wada hadalada somaliya iyadoo horena mar loogu magacaabay xilkan.

 

Exit mobile version