Madaxwaynaha Jsl Oo Markale Marwo Edna Aadan Umagacaabay Ergayga Gaarka Ah Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Markale Marwo Edna Aadan Umagacaabay Ergayga Gaarka Ah Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya!
April 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi cabdi ayaa markale marwo Edna aadan ismaaciil umagacaabay ergayga Somaliland uqaabilsan wada hadalada somaliya iyadoo horena mar loogu magacaabay xilkan.

 

COMMENTS
LINKS